Hunnu Hunnu (Explicit)歌词由KT KALIYA演唱,出自专辑《Hunnu Hunnu (Explicit)》,下面是《Hunnu Hunnu (Explicit)》完整版歌词!
Hunnu Hunnu (Explicit)歌词完整版
Hunnu hunnu hadal ma aha
himbiriirsi arag ma aha.
Dagaal wiil kuma dhashee,
Wiil baa ku dhinta.
Dal aqoon la'aan waa la habaabaa,
dad aqoon la'aana waa la qadaa.
Dameeraha Adari ninkii ooda ka rogaa aroorsha.
Dameeri isku halayn bay hooyadeed dabada uga nuugtaa
Uga nuugta nigga
Uga nuugta nigga
Uga nuugta nigga
Uga nuugta nigga
Rag Dan loolama deg-dego
Naagna dumaal loolama deg-dego
Dabna afuuf loolama deg-dego
Waan duunyo yarhay deeq logama haro
Waan dad yarahayna dagaal logama haro
Waan dafiri doonaana dembi loma galo
Beentu faankay ku bartaa
Baahiduna ducey ku bartaa
Baryaduna fadhigay ku bartaa
Afar weeye aqoonta raga
Waa nin kasa oo kara
Waa nin kasa oo arkin
Waa nin kara oo kasin
Waa nin kasin oo arkin
Ciyaal xmr baa ku soo saaray
Caasi baad ku noqotay hada
Wiil intuu ood ka booduu talo ka boodaa.
Wixii lagu faqaa faruuruhuu yimaadaa.
Xog mooge xaajo waa dilaaXoolo lama cunee dadkoodaa la cunaa.
soor quureedse lama qaato.
Xoolo quureed waa la qaataa
Wax garad wax looma sheego.
Wax aad baratay waa baaskaa.
Wax la qarshaa ama qurmaa ama qubtaa